HomeWararWafdi ka socday Midowga Afrika oo gaaray Baydhabo lana kulmay MW Lafta-gareen

Wafdi ka socday Midowga Afrika oo gaaray Baydhabo lana kulmay MW Lafta-gareen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Midowga Afrika oo Maanta gaaray magaalada Baydhabo. Wafdi ka socday Midowga Afrika ayaa waxaa hoggaaminayey Danjire Adenkule J.M.King, Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Wakiilada Joogtada ah ee Midowga Afrika ee Arrimaha Qaxootiga, soo noqoshada iyo Barakacayaasha (IDPs) ahna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Midowga Afrika oo Maanta gaaray magaalada Baydhabo.

Wafdi ka socday Midowga Afrika ayaa waxaa hoggaaminayey Danjire Adenkule J.M.King, Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Wakiilada Joogtada ah ee Midowga Afrika ee Arrimaha Qaxootiga, soo noqoshada iyo Barakacayaasha (IDPs) ahna Safiirka Dowladda Sieraliyon ee Dowladda Itoobiya.

- Advertisement -

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada,La-taliyaasha Madaxweynaha iyo Agaasimaha guud Madaxtooyada, ayaa waxaa  Diirada lagu saaray Arimaha Barakacayaasha, Amniga guud deeganada Koonfur Galbeed iyo sidii wax loogu qaban lahaa Dadka ay saamaysay Abaarta ka dhacday Guud ahaan Dalka.

Danjire Adenkule ayaa Macaawano loogu talagalay Dadka Barakacayaasha sidii wax loogu qaban lahaa  ku wereejiyey Wasiirka Gargaarka iyo Guddoomiyaha degmada Baydhabo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts