HomeWararCiidamo tababar kusoo qaatay dalka dibaddiisa oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Ciidamo tababar kusoo qaatay dalka dibaddiisa oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed, ayaa dalka ku soo dhaweeyay Cutub Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ah oo dhawaan tababar mudo 3 bilood ah ku soo dhameystay Dalka Jabuuti. Ciidankan ayaa horay bartamihii sanadkaan tababar loogu qaaday Dalka Jabuuti, gaar ahaan Xerada Ciidanka Boliiska Jabuuti ee IDRIS FARAH CABANE, halkaas oo ay Ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed, ayaa dalka ku soo dhaweeyay Cutub Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ah oo dhawaan tababar mudo 3 bilood ah ku soo dhameystay Dalka Jabuuti.

Ciidankan ayaa horay bartamihii sanadkaan tababar loogu qaaday Dalka Jabuuti, gaar ahaan Xerada Ciidanka Boliiska Jabuuti ee IDRIS FARAH CABANE, halkaas oo ay Ku soo qaateen tababar la xariira xirfadaha Ciidanka.

- Advertisement -

Tabararadaan oo joogto ah ayaa qeyb ka ah tabarada iyo taakulada ay Dowlada Talyaanigu kaga qeyb qaadato Dhismaha DowlaDda Soomaaliya ee MIADIT, halkaas oo Ciidanka Carabinieriga Taliyaanigu ay Siiyaan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa uga mahadceliyay dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti tababarka ciidankan oo ah Dufcaddii 17-aad ee Daraawiishta ee tababarka ku soo qaatay dugsiga tababarka Booliiska ee dalka Jabuuti.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts