HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Israsaaseyn khasaaro dhalisay oo ka dhacday Ceelwaaq

Faah faahin kasoo baxeysa Israsaaseyn khasaaro dhalisay oo ka dhacday Ceelwaaq

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo ka wada tirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay barqanimadii Maanta Israsaaseyn khasaaro geysatay ku dhexmartay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Israsaaseynta ay timid, kadib markii Ciidamo ka wada tirsan Jubbaland oo qaadayay mushaar uu muran soo kala dhex-galay, kadib markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka wada tirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay barqanimadii Maanta Israsaaseyn khasaaro geysatay ku dhexmartay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Israsaaseynta ay timid, kadib markii Ciidamo ka wada tirsan Jubbaland oo qaadayay mushaar uu muran soo kala dhex-galay, kadib markii Saraakiisha ciidamada ay damceen inay ciqaabaan Askartaasi oo tiro ahaan gaarayay 4 Askari.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay hal Askari ayaa ku dhintay Israsaaseynta ka dhacday degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, halka mid kalena uu dhaawac soo gaaray, sida ay sheegeen Saraakiil ciidan.

Ciidamada ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa xilliyada qaarkood waxaa dhexmara dagaalo geysta khasaaro dhimasho iyo dhaawac, kuwaasi oo inta badan ku yimaada murano soo kala dhex-gala.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts