HomeWararMadaxweyne Guudlaawe oo safar ku maray degaano laga saaray Al-shabaab Digniina diray

Madaxweyne Guudlaawe oo safar ku maray degaano laga saaray Al-shabaab Digniina diray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray deegaanada quraxmadoobe, Biya cade, Miirtaqwo iyo Ceelbaraf oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha oo socdaalkaan ay ku wehliyeen Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Guuuto Odawaa Yuusuf Raage, iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa kulan la qaatay Saraakiisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray deegaanada quraxmadoobe, Biya cade, Miirtaqwo iyo Ceelbaraf oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha oo socdaalkaan ay ku wehliyeen Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Guuuto Odawaa Yuusuf Raage, iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada isagoo ku bogaadiyay howlaha amniga iyo xaqiijinta amniga deegaanadaan.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa goob fagaare ah kula hadlay Boqolaal ciidamo deegaanka ah oo u soo qalab qaatay ka qeybgalka howlgalada deegaanada Hirshabeelle looga saarayo Al-shabaab, waxa uuna faray inay xaqiiyaan nabada deegaanadaan.

Gaba-gabadii Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ciidamada uga digay inay dadka dhibaato ugu geystaan deegaanada quraxmadoobe, Biya cade, Miirtaqwo iyo Ceelbaraf, isagoo xusay in cidii lagu helo falkaas tallaabo laga qaadi doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts