HomeWararShirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Date:

Related stories

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, Hey’adaha ka shaqeeya Mashaariicda, Ganacsatada, Maalgashadayaal caalami ah iyo Martisharaf kale ayaa goordhow ka furmaya magaalada Muqdishu. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan hoolka uu ka dhacaayo shirka ayaa ka jeedin doonno khudbad uu ku dhiirrigelinaayo Maalgashadayaasha iyo […]

- Advertisement -

Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, Hey’adaha ka shaqeeya Mashaariicda, Ganacsatada, Maalgashadayaal caalami ah iyo Martisharaf kale ayaa goordhow ka furmaya magaalada Muqdishu.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan hoolka uu ka dhacaayo shirka ayaa ka jeedin doonno khudbad uu ku dhiirrigelinaayo Maalgashadayaasha iyo Ganacsatada Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa faa-faahin doona doorka Wasaaradda iyo sida ay uga go’antahay maalgelinta iyo dhiirrigelinta maalgashiga hal-buurka leh ee doonya in ay kor u qaadaan wax soosaarka gJudah dalkeenn.

Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS oo udub dhaxaad u ah shirkaan ayaa ku casuumtay dhammaan Maalgashatada ajaanibta ah, Ganacsatada dalka, Qurba joogta iyo kuwa maxalliga ah ee gudaha dalka ka howlagala.

Latest stories