HomeWararDEG DEG: Qarax ka dhacay Magaaalada Muqdisho

DEG DEG: Qarax ka dhacay Magaaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Qarax  xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana jugta qaraxa si weyn looga maqlay qaybo ka mid ah degmooyinka Gobolka Bnaaadir.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu dhacay Hoteel ku yaalla Aga-gaarka Godka jilacow, waxaana wararku ay intaa ku darayaan in dabley hubeysan ay galeen Hoteelkaasi, inkastoo wali aan la helin faah faahinta rasmiga ah ee qaraxa.

- Advertisement -

Aagga ay wax ka dhaceen ayaa waxaa ku qul-qulaya Ciidamo aad u farabadan, sidoo kale rasaas ayaa la maqlayaa.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

Latest stories