HomeWararKulan su’aalo lagu weydiiyay Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo ka dhacay Villa...

Kulan su’aalo lagu weydiiyay Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo ka dhacay Villa Hargeysa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/11/2022 Xarunta Guddiyadda ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS  ee uu hogaaminaayay Wasiirka. Kulanka waxaa shir-guddoominaayey Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka BJFS Maxamed Faarax Nuux. Ajendaha Kulanka ayaa waxaa uu ahaa […]

- Advertisement -

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/11/2022 Xarunta Guddiyadda ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS  ee uu hogaaminaayay Wasiirka.

Kulanka waxaa shir-guddoominaayey Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka BJFS Maxamed Faarax Nuux.

- Advertisement -

Ajendaha Kulanka ayaa waxaa uu ahaa la kulanka  Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Iyo Mashaariicda ay fuliyeen Hay’adda  mudadii 4-Sanno aheyd ee la soo dhaafay .

Wasiirka, Wasiir ku xigeenka, Wasiiru dowlahaiyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa waxaa su’aalo la xariiro shaqada Wasaaradda weydiiyay Xubnaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda.

Guddoomiyaha Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ayaa uga mahadceliyey sida wanaagsaneyd ay Guddiga Maaliyadda ula socodsiiyeen Warbixinadii iyo su’aalihii la weydiiyey.

Latest stories