HomeWararCiidanka Somaliland oo qabtay Nin kasoo jeeda Qoomiyada Oromada oo Dil geystay

Ciidanka Somaliland oo qabtay Nin kasoo jeeda Qoomiyada Oromada oo Dil geystay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidanka ammaanka Booliska Maamulka Somaliland ayaa habeenimadii xalay gacanta ku soo dhigay Eedaysane lagu magacaabo Ifsa Axmed Shariif oo ku Eedaysan in uu dilay  Marxuum Aamiin Siciid Sidiiq, kaasi oo da’diidu aheyd 22 –sanno jir. Eedaysanahan oo ka soo jeeda qoomiyada Oromada ayaa ku eedaysan inuu Marxuumka dilkiisa u adeegsaday Feer oo uu jilib ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka ammaanka Booliska Maamulka Somaliland ayaa habeenimadii xalay gacanta ku soo dhigay Eedaysane lagu magacaabo Ifsa Axmed Shariif oo ku Eedaysan in uu dilay  Marxuum Aamiin Siciid Sidiiq, kaasi oo da’diidu aheyd 22 –sanno jir.

Eedaysanahan oo ka soo jeeda qoomiyada Oromada ayaa ku eedaysan inuu Marxuumka dilkiisa u adeegsaday Feer oo uu jilib ugu dhuftay, waxaana falkaas uu ka dhacay gudaha hotelka guuleed oo ku yaalla magaalada Hargeysa.

- Advertisement -

Ciidanka Booliska ayaa markii lagu soo war galiyey Dhacdada dilkaasi bilaabay howlgalo lagu raadinayay qofkii ka dambeeyay falka, iyagoona saacado Gudahood ku soo qabteen Eedaysanaha oo goobtii uu dilka ka gaystay ka baxsaday.

“Ciidanku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta  oo isku day amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan iyagoo ILAAHAY talo saaranaaya” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Taliska ciidmada Booliska Somaliland.

Taliska Booliska Somaliland ayaa shacabka kunool deegaanadooda ku boggaadiyay wadashaqeynta kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba la soo wadaagaan, habeeno kahor ayey aheyd markii Booliska Somaliland gacanta kusoo dhigeen Nin dil ka geystay magaalada Hargeysa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts