HomeCaalamkaCiidamada Kurdiyiinta oo hanjabaad diray kadib weerar uu Turkiga ka jawaabay

Ciidamada Kurdiyiinta oo hanjabaad diray kadib weerar uu Turkiga ka jawaabay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidamo maxali ah oo ku sugan Woqooyi Bari Siriya ayaa u sheegay BBC-da in laga yaabo in lagu qasbo in ay banneeyaan xeryo ay ku hayaan maxaabiis ka tirsan Kooxda IS ee Islaamiyiinta . Kooxda Ciidamada Dimoqraadiyiinta Siiriya ee SDF ayaa sheegtay in hadda iyo wixii ka dambeeya aanay awood u laheyn in ay ilaaliyaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo maxali ah oo ku sugan Woqooyi Bari Siriya ayaa u sheegay BBC-da in laga yaabo in lagu qasbo in ay banneeyaan xeryo ay ku hayaan maxaabiis ka tirsan Kooxda IS ee Islaamiyiinta .

Kooxda Ciidamada Dimoqraadiyiinta Siiriya ee SDF ayaa sheegtay in hadda iyo wixii ka dambeeya aanay awood u laheyn in ay ilaaliyaan Xeryahaasi haddii ay Turkigu soo qaadaan weeraro cusub oo dhulka ah ku soo qaadaan halkaa.

- Advertisement -

Turkiga ayaa weeraray boqolaal bar Tilmaameeedoo gobolka ah iyagoo ka aargudanaya qarax ka dhacay Istanbul kaas oo Turkigu ku eedeeyeen kooxaha goonni u goosadka Kurdishka ee saldhigyada ku eh woqooyiga Siiriya .

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa horay u sheegay in weerarrada ciidamadooda ay maalmihii la soo dhaafay ku qaadeen fariisimaha Kurdiyiintu ku leeyihiin waqooyiga Suuriya ay yihiin kuwa bilow ah.

Mr Erdogan ayaa sheegay in sida ay Turkiga uga ka go’an tahay sugidda amaanka xuduudka ay la wadaagtay madaxda Suuriya.

- Advertisement -

Horey wasiirka gaashaandhigga Turkiga ayaa u sheegay in ciidanku ay duqeeyeen ku dhawaad ​​shan boqol oo bartilmaameed oo ay leeyihiin maleeshiyaadka Kurdiyiinta ee Suuriya iyo Ciraaq tan iyo Axaddii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts