HomeWararWasiir Fiqi oo daahfuray Kulan sanadeedka Guddiga qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga

Wasiir Fiqi oo daahfuray Kulan sanadeedka Guddiga qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi oo ka hadlay kulan sanadeedka Guddiga qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga iyo dhacdooyinka muhiimka ah ayaa sheegay arrimo badan oo ay tahay in la helo Diiwaangelinta madaniga.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay Guddiga Hagidda Diiwaangelinta Madaniga “Guddiga Hagidda Diiwaangelinta Madanigaa iyo Istaatistikada Muhiimkaa (GDM) oo ka kooban dhammaan Hogaanka sare ee hey’adaha istiraatiijiga u ah hirgelinta Nidaamka Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Istaatistikada Muhiimka ah.

- Advertisement -

kulanka ayaa waxaa ka qayb-galaya Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka, Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare, Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda aadanaha, Hey’adda Istaatistikada Qaranka, Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Hey’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha dowlad Goboleedyada dalka.

Wasiir Axmed Moalim Fiqi ayaa tilmaamay muhiimada helida Diwaangalinta “Hirgelinta nidaam diiwaan gelin madani ah oo casri ah ayaa ka caawin doona Dowladda iyo Dadweynaha Soomaaliyeedba bixinta iyo helidda adeegyo hufan, nabad iyo xasillooni baahsan, Dalka Soomaaliyana uu ula jaanqaadi lahaa dalalka kale ee daafaha caalamka”

Ugu dambayn wasiirka ayaa u mahadceliyay gudiga farsamada ee fulinta siyaasada qaran ee diwangalinta  ” Waxaan u mahadcelinayaa Guddiga Farsamada ee fulinta siyaasadda qaran dadaalkii ay muddada sanadka ah ku bixyeen isku xirka hey’adaha shaqadan ay khuseyso, iyo diyaarinta shuruucdii iyo qorshayaashii lagama maarmaanka u ahaa.

Latest stories