HomeWararGuddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo kulan Xasaasi ah la yeeshay Wasiirka...

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo kulan Xasaasi ah la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac ). Kulanka waxaa shir-gudoominayey Guddoomiya Guddiga Difaaca Mudane Yuusuf Geelle Ugaas muhiimada kulanka looga hadalaayey wuxuu ahaa xaalada dalka uu ku jiro iyo dagaalada lagula jiro Al-Shabaab. kulanka oo waqti badan qaatay ayaa sidoo kale looga hadlay arrimo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac ).

Kulanka waxaa shir-gudoominayey Guddoomiya Guddiga Difaaca Mudane Yuusuf Geelle Ugaas muhiimada kulanka looga hadalaayey wuxuu ahaa xaalada dalka uu ku jiro iyo dagaalada lagula jiro Al-Shabaab.

- Advertisement -

kulanka oo waqti badan qaatay ayaa sidoo kale looga hadlay arrimo xasaasi ah gabagabadii kulanka waxaa wasiirka iyo guddiga isku afgarteen  in meel looga soo wada jeesto dagaalka ka dhanka ah AL-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts