HomeWararFeysal Cali Waraabe oo ka hadlay tallaabada xigta ay qaadi doonaan Mucaaradku

Feysal Cali Waraabe oo ka hadlay tallaabada xigta ay qaadi doonaan Mucaaradku

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Axsaabta mucaaradka ee Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhiyin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga ahaa uu ka ekaa maalintii shalay aheyd, waa sida ay hadalka u dhigeenee. Hasayeeshee golaha guurtida ee Somaliland ayaa madaxweynaha iyo xukuumaddaba ugu daray muddo laba sanadood […]

- Advertisement -

Axsaabta mucaaradka ee Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhiyin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga ahaa uu ka ekaa maalintii shalay aheyd, waa sida ay hadalka u dhigeenee.

Hasayeeshee golaha guurtida ee Somaliland ayaa madaxweynaha iyo xukuumaddaba ugu daray muddo laba sanadood ah, taas oo ay tahay inay doorasho ku qabtaan, arrintaas oo ay gaashaanka u daruureen labada xisbi ee mucaaradka ah, UCID iyo Waddani.

- Advertisement -

Khilaafka la xiriira doorashada madaxtinimada ee Somaliland ayaa soo socday muddo bilooyin ah.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee mucaaradka ah, Faysal Cali Waraabe ayaa faah faahin ka bixiyay nuxurka go’aanka ay soo saareen iyo waxa ay ku tallaabsan doonaan, waxaana uu shegay si sharci darro ah uu kursiga ugu fadhiyo

Latest stories