HomeWararMadaxweyne Guudlaawe oo hadal u jeediyay macwiisleyd loo diyaariyey Dagaalka AS

Madaxweyne Guudlaawe oo hadal u jeediyay macwiisleyd loo diyaariyey Dagaalka AS

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa booqday deegaanada Geyfo, Bakajeex, Qoordheere  iyo Warciise oo dhowaan Ciidanka dowladda iyo kuw macwiisleyda ay ka qabsadeen Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa kormeeray dhamaan deegaanada laga xureeyay Al-shabaab, isagoo halkaas kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odawaa Yuusuf Raage, Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa booqday deegaanada Geyfo, Bakajeex, Qoordheere  iyo Warciise oo dhowaan Ciidanka dowladda iyo kuw macwiisleyda ay ka qabsadeen Al-shabaab.

Madaxweynaha ayaa kormeeray dhamaan deegaanada laga xureeyay Al-shabaab, isagoo halkaas kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odawaa Yuusuf Raage, Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan iyo qeybaha kala duwan ee Saraakiisha Ciidamada.

- Advertisement -

Guudlaawe ayaa waxaa uu Ciidamada uu la kulmay kala hadlay muhiimada howlgalada socda Gobolka Shabeellaha Dhexe, adkeynta amniga deegaannada la xureeyay iyo sida ay lagama maarmaan u tahay la-dagaalanka Al-shabaab.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa la hadlay boqolaal ka tirsan ciidamada deegaanka ah oo usoo qalab qaatay ka qeybgalka howlgalada baahsan ee socda, waxa uuna ku bogaadiyay yididiilada ka muuqata iyo sida ay uga go’an tahay inay Gobolkaan nabad noqdo.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Hirshabeelle inay u soo hub qaataan halganka la isaga xureynayo Al-shabaab ee ka socda guud ahaan dalka, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Latest stories