HomeWararAl-shabaab oo weerar ku bilowday Qaraxyo saaka ku qaaday degaan ka tirsan...

Al-shabaab oo weerar ku bilowday Qaraxyo saaka ku qaaday degaan ka tirsan Hiiraan

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaan hoostaga magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay Saldhig ku leeyihiin Ciidamada Gorgor ee dowladda Federaalka Soomaaliya Weerarka ayaa lagu qaaday degaanka Burdaar oo hoostaga magaalada Baladweyne, waxaana jugta qaraxa ay aheyd mid si weyn loo maqlay, […]

- Advertisement -

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaan hoostaga magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay Saldhig ku leeyihiin Ciidamada Gorgor ee dowladda Federaalka Soomaaliya

Weerarka ayaa lagu qaaday degaanka Burdaar oo hoostaga magaalada Baladweyne, waxaana jugta qaraxa ay aheyd mid si weyn loo maqlay, qaraxa kadib ayaa waxaa ka dhacay dagaal toos ah oo dhexmaray Al-shabaabkii weerarka soo qaaday iyo Ciidanka.

- Advertisement -

Khasaaro kala duwan ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhashay weerarka, in kastoo aan si rasmi ah loo ogeyn inta uu la egyahay, maadaama xaaladda degaanka Burdaar ay tahay mid kacsan.

Saraakiisha dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan iyo Maamulka Hirshabeelle ayaan weli ka hadlin weerarka ku bilowday qaraxyada ee saaka oo jimco ah Al-shabaab ku qaaday Saldhig Ciidanka Gorgor ay ku leeyihiin degaankla Burdaar ee Hiiraan.

Latest stories