HomeWararDowladda Kenya oo Deeq Gurmad ah ku wareejisay Dowladda Soomaaliya

Dowladda Kenya oo Deeq Gurmad ah ku wareejisay Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa  deeq qeyb ah Gurmadka Qaraxyadii Zoobe kala wareegey Dowladda Kenya. Dowladda Kenya ayaa ka mid noqotey Dowladaha ka qeyb qaatey Gurmadka masiibadii ka dhalatey Qaraxyadii Al-shabaab ay ka geysteen Isgoyska soobe ee magaalada Muqdisho 29-kii October iyagoona keeney diyaarad sidey cuntooyin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa  deeq qeyb ah Gurmadka Qaraxyadii Zoobe kala wareegey Dowladda Kenya.

Dowladda Kenya ayaa ka mid noqotey Dowladaha ka qeyb qaatey Gurmadka masiibadii ka dhalatey Qaraxyadii Al-shabaab ay ka geysteen Isgoyska soobe ee magaalada Muqdisho 29-kii October iyagoona keeney diyaarad sidey cuntooyin nafaqo ah oo isugu jiro noocya kala diwan.

- Advertisement -

Waxaa garoonka diyaaradadaha ee Aadan Cabdulle Cismaan ee Magaalada Muqdisho ka socda soo dhaweyn iyo la wareegidda gurmadyada ka imaanaya dalalka dariska la ah Soomaaliya oo kasoo jawaabey baaqii Dowladda Soomaaliya ee ahaa in looga soo gurmado musiibadii ka dhalatey Qaraxyadii ka dhacay xarunta Wasaaradda Waxbarashada ee ku taalada Isgoyska soobe.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa u mahad celiyey Dowladda Kenya oo ka qeyb qaadatey gurmadka dhaawacyadii soobe usoo dirtey Soomaaliya kadib baaqii Wasaaradda Caafimaadka ee ku aadanaa in Soomaaliya loo soo diro khuburo Caafimaad oo taqasus u leh Qaliida Dadka gubtey iyo Kiisaska adag ee aan dalka waxba looga qaban karin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts