HomeWararKu-simaha Madaxweynaha oo kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Koofur Galbeed

Ku-simaha Madaxweynaha oo kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Koofur Galbeed

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha JFS,L ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka  ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftageen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Madoobe iyo Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka gaar ahaan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, arrimaha la xiriira abaaraha saameeyay deegaanada maamulkaasi iyo sidoo kale howlgalada ka dhanka dagaalamaayasha AL-Shabaab ee socda deegaannada iyo degmooyinka maamulka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Kusimaha madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa boggaadiyay doorka maamulka Koonfur Galbeed ee ku aadan la dagaalanka Al shabaab oo Dowladda iyo kaashaneysa shacabka Soomaaliyeed ka bilowday guud ahaan Gobollada Dalka.

Latest stories