HomeWararRa'iisul Wasaare Xamse Barre oo War kulul kasoo saaray Qaraxyadii Isgoyska Soobe

Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo War kulul kasoo saaray Qaraxyadii Isgoyska Soobe

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-shabaab ee Maanta ka dhacay dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Allaah uga baryay inuu Janatul Fardowsa ugu deeqo dhammaan shacabkii Soomaaliyeed ee Maanta ku dhintay qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee dhacay magaalada Muqdisho Waxaa mar kale uu […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-shabaab ee Maanta ka dhacay dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Allaah uga baryay inuu Janatul Fardowsa ugu deeqo dhammaan shacabkii Soomaaliyeed ee Maanta ku dhintay qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee dhacay magaalada Muqdisho

- Advertisement -

Waxaa mar kale uu Ra’iisul Wasaaruhu ku celiyay in Xukuumadda ay ka go’an tahay la-dagaalabka Al-shabaab, isagoo shacabkana ugu baaqay in si wadajir ah la isaga kaashado ka hortagga falalka amni darro ee dhaca.

In ka badan 10 oo ay ku jiraan Saraakiil ka tirsaneyd Ciidanka Booliska ayaa ku dhintay qaraxa, Wariye Maxamed Ciise Koonaa ayaa sidoo kale kamid ahaa dadka ku dhintay goobta, halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo uu ku jiro Taliye Mahad Koroow.

Latest stories