HomeWararMaxkamadda Ciidamada oo dil Toogasho ah ku fulisay Xubno ka tirsanaa Daacish

Maxkamadda Ciidamada oo dil Toogasho ah ku fulisay Xubno ka tirsanaa Daacish

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay xubbno ka tirsan AL-Shabaab, oo horay maxkamaddu ay dil toogasho ugu Xukuntay. Toogashada oo ka dhacday Iskool Buluusiya ayaa waxaa lagu fuliyay Aadan Maxamed Cali Maxamuud iyo Maxamed Cali Maxamed Faarax, kuwaasi oo Daacish ka tirsanaa, sidoo kalena dilal ka gaystay Muqdisho iyo Boosaaso. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay xubbno ka tirsan AL-Shabaab, oo horay maxkamaddu ay dil toogasho ugu Xukuntay.

Toogashada oo ka dhacday Iskool Buluusiya ayaa waxaa lagu fuliyay Aadan Maxamed Cali Maxamuud iyo Maxamed Cali Maxamed Faarax, kuwaasi oo Daacish ka tirsanaa, sidoo kalena dilal ka gaystay Muqdisho iyo Boosaaso.

- Advertisement -

Aadan Maxamed Cali Maxamuud ayaa waxaa horay gacanta ugu dhigay Dowladda Soomaaliya sanadkii 2019kii, Xili la qabtay isagoo dhaawac ah.

Waxaana sidoo kale uu isaga gudbay AL-Shabaab iyo Daacish, waxaana horay uu u qirtay in 2010 kii uu ku biiray dagaalamaayasha AL-Shabaab, inkastoo markii dambe uu ku biiray Daacish sidoo kalena uu dilal ka gaystay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland.

Saraakiil, Mas’uuliyiin ka tisran Dowaladda Soomaaliya, Ganacsato ayay horay u dileen Sida ay Maxkamadddu shaacisay, waxaana Ugu dambeyn Saka lagu lagu fuliyay dil Toogasho ah.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts