HomeWararDagaal khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay koofurta Gobolka Hiiraan

Dagaal khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay koofurta Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Warar dheraad ah aya kasoo baxaya dagaal xooggan oo ka dhacay Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhexeeya Ciidanka Macawisleyda iyo xubno ka tirsan Dagaalamayaasha AL-Shabaab. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dhashay khaasare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana si gaar ah uu uga dhacay degaan lagu Magacaabo xalfooy oo ku yaalla koofurta Gobolka Hiiraan. Dagaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheraad ah aya kasoo baxaya dagaal xooggan oo ka dhacay Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhexeeya Ciidanka Macawisleyda iyo xubno ka tirsan Dagaalamayaasha AL-Shabaab.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dhashay khaasare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana si gaar ah uu uga dhacay degaan lagu Magacaabo xalfooy oo ku yaalla koofurta Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Dagaalka ayaa yimid kadib markii sida la sheegay Ciidanka Macawisleyda ay wadada u galeen Gaari nooca Cabdi Bilaha loo yaqaanno ah oo Al-Shabaab ay wateen, waxaana wararkii ugu dambveeyay ay tilmaamayan in Ciidanka Macawisleyda ay gubeen gaarigii ay weerareen.

Sidoo kale Xubno ka tirsan Ciidanka degaanka ee Macawisleyda ayaa sheegay in ay khasaare gaarsiiyeen dagaalamayaasha AL-Shabaab ee gaariga la socday.

Weerarkaasi kadib wararkii ugu dambeeyay waxaa ay tilmaamayaan in degaanka laga dareemayo saan-san dagaal, waxaana labada dhinac ay wadaan diyaar garaow xooggan oo ku aaddan dagaal ay galaan labada dhinac.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts