HomeWararCiidanka Xoogga dalka ee ku sugan degaanka Moqokori oo la gaarsiiyay Sahay...

Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan degaanka Moqokori oo la gaarsiiyay Sahay iyo Dawooyin

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Matabaan , Bashiir C/raxmaan Sheekeeye ayaa deeq isugu jirta dawo, dhar iyo agabyo kale gaarsiiyay dadka iyo ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan oo ku sugan jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah AL-Shabaab ayaa ka mahad celiyay deeqda kala duwan ee lasoo gaarsiiyay shacabka iyo ciidanka xoogga dalka , wuxuuna sheegay inay xusuus gaar ah ku leeyihiin dedaalka iyo gacanta ay u fidiyeen maamulka iyo shacabka reer Matabaan.

- Advertisement -

Bashiir C/raxmaan Sheekeeye, guddoomiyaha degmada Matabaan ayaa dadka deegaanka ugu mahad celiyay garab istaaggii ay u sameeyeen Ciidanka xoogga dalka, wuxuuna intaa ku daray inay sii laba jibbaari doonaan halganka ay ugu jiraan dib u xoreynta gobolka Hiiraan.

Latest stories