HomeWararMaxkamad Maanta qaadaysa dacwada loo heysto Xoghaye Cabdalla Muumin

Maxkamad Maanta qaadaysa dacwada loo heysto Xoghaye Cabdalla Muumin

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabdalla Muumin oo ah Xoghayaha guud ee labada Urur SJS IYO SMSJ oo u xiran dawlada Soomaliya ayaa maanta Maxkamadda ay qaadaysaa dacwad ay xukuumadda soo gudbisay. Khamiistii 13ka Bishan Oktobar ayaa Maxkamad lasoo taagay Cabdalla,  iyadoo eedayn aan cadayn darteed dib loogu dhigay  maanta oo Axad 16ka oktober. Cabdalla Muumin maalintii 6aad ayay u […]

- Advertisement -

Cabdalla Muumin oo ah Xoghayaha guud ee labada Urur SJS IYO SMSJ oo u xiran dawlada Soomaliya ayaa maanta Maxkamadda ay qaadaysaa dacwad ay xukuumadda soo gudbisay.

Khamiistii 13ka Bishan Oktobar ayaa Maxkamad lasoo taagay Cabdalla,  iyadoo eedayn aan cadayn darteed dib loogu dhigay  maanta oo Axad 16ka oktober. Cabdalla Muumin maalintii 6aad ayay u tahay inuu ku jiro gacanta dawladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Ururrada Saxafiyiinta iyo Xarumaha warbaahineed ayaa wali ka walaacsan xariga Cabdalla, waxayna maanta sugayaan in Maxakamadda ay  u cadaalad fasho.

Wasaaradda Warfaafinta ayaa warqadii ay soo saareen ku sheegtey in Cabdaala Muumin aanu xirnayn wax ku saabsan shaqadiisa, waxayna madaxdooda sheegeen in wasaarada aysan shaqo ku lahayn xariga Cabdalla Muumin.

Canbaarayn badan oo gudaha iyo dibadda ayuu la kulmay xarigga Xoghayaha Guud ee SJS iyo SMSJ.

- Advertisement -

Garyaqaanka loo qabatay Cabdala Muumin ayaa maanta ka hor difaaci doonaa maxkamada  eedaynta ay dawlada soo jeedinayso oo laga sugayo cadaymo inay la timaado, waxaana uu rajeeyay in arinta fufudaan doonto.

Latest stories