HomeWararMW Xasan Sheekh oo Guddoomiye cusub u magacaabay Maxkamadda Sare ee Ciidamada

MW Xasan Sheekh oo Guddoomiye cusub u magacaabay Maxkamadda Sare ee Ciidamada

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale S/Guuto Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa shaaciyay in xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare loo magacaabay Liibaan Cali Yaroow oo kal hore xilka qaadis uu sameeyay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale S/Guuto Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa shaaciyay in xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare loo magacaabay Liibaan Cali Yaroow oo kal hore xilka qaadis uu sameeyay Madaxweynihii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

- Advertisement -

Guddoomiye Liibaan ayaa waxaa uu bedelayaa Guddoomiyihii isaga markii hore Farmaajo ku bedelay ee S/Guuto Maxamuud Axmed Xasan (Dalab).

Wasiir Cabduqaadir Jaamac oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu Guddoomiyaha cusub ugu rajeeyay guul iyo kaalin weyn oo uu ka qaato dagaalka qaran ee ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-shabaab, isla markaana ka socda dalka.

Latest stories