HomeWararMadaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo Telefishin dacwad ka gudbiyay

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo Telefishin dacwad ka gudbiyay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN, isagoo ku eedeeyay inay wax u dhintay sumcaddiisa, oo ay la barbardhigtay Adolf Hitler. Trump ayaa codsaday magdhow gaaraya 475 Milyan oo doollar. Dacwadda loo gudbiyay maxkamad ku taalla Florida, ayaa lagu sheegay inay jirto walaac ah in Donald Trump uu markale, sanadka […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN, isagoo ku eedeeyay inay wax u dhintay sumcaddiisa, oo ay la barbardhigtay Adolf Hitler.

Trump ayaa codsaday magdhow gaaraya 475 Milyan oo doollar.

- Advertisement -

Dacwadda loo gudbiyay maxkamad ku taalla Florida, ayaa lagu sheegay inay jirto walaac ah in Donald Trump uu markale, sanadka 2024-ka u tartampo doorashada madaxtinomo ee Mareykanka, taas awgeedna la doonayo in lagu dilo sumcaddiisa.

Latest stories