HomeCaalamkaMilateriga Burkina Faso oo ku dhawaaqay inay xilka ka tuureen Hoggaamiyihii dalkaas

Milateriga Burkina Faso oo ku dhawaaqay inay xilka ka tuureen Hoggaamiyihii dalkaas

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Sarkaal ka tirsan militeriga Burkina Faso ayaa teleefishinka dowladda kaga dhawaaqay in xilka laga tuuray hoggaamiyihii militeriga dalkaas Lt Col Paul-Henri Damiba. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Ibrahim Traore ayaa sheegay in hoggaamiyaha militeriga uu ku guuldareystay inuu wax ka qabto dhibaatooyinka ay geysanayaan kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka howlgala dalkaasi sidaas darteedna ay xilka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan militeriga Burkina Faso ayaa teleefishinka dowladda kaga dhawaaqay in xilka laga tuuray hoggaamiyihii militeriga dalkaas Lt Col Paul-Henri Damiba.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Ibrahim Traore ayaa sheegay in hoggaamiyaha militeriga uu ku guuldareystay inuu wax ka qabto dhibaatooyinka ay geysanayaan kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka howlgala dalkaasi sidaas darteedna ay xilka ka tuureen.

- Advertisement -

Wuxuu shaaciyay in la xiray xuduudda iyo in la hakiyay dhammaan dhaqdhaqaaqyada xisbiyada siyaasadda.

Janaraal Lt Col Damiba ayaa bishii January afgembiyay dowladdii rayidka aheyd ee lasoo doortay isagoo xilliggaas ku anddacoonayay in lagu guuldareystay ka hortagga kooxaha islaamiyiinta ah.

Balse hoggaamiyahan militeriga ah ee haatan la afgembiyay ayaa awoodi waayay inuu wax ka qabto colaadda.Isniintii, waxaa weerar lagu dilay 11 askari oo saarnaa kolonyo baabuur ah oo marayay waqooyiga Burkina Faso.

- Advertisement -

Jimicihiina , Lt Col Damiba wuxuu shacabka ugu baaqay inay is-dejiyaan kadib markii rasaas laga maqlay qeybo kamid ah caasimadda Burkina Faso. In ka badan 20 kamid ah militeriga-oo wajigooda soo dabbooshay ayaa saacado uun kadib kasoo muuqday teleefishinka qaranka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts