HomeCaalamkaKulan looga hadlaayay ammaanka deegaanada Jubbaland oo Maanta qabsoomay

Kulan looga hadlaayay ammaanka deegaanada Jubbaland oo Maanta qabsoomay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Adan ayaa shir Gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen laamaha Amniga Jubaland oo ka qabsoomay  xarunta Madaxtooyada Jubaland. Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiro, Taliyaha Ciidanka Booliska, Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubaland iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka qaybta 43-aad ee Jubaland. Shirka ayaa inta […]

- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Adan ayaa shir Gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen laamaha Amniga Jubaland oo ka qabsoomay  xarunta Madaxtooyada Jubaland.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiro, Taliyaha Ciidanka Booliska, Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubaland iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka qaybta 43-aad ee Jubaland.

- Advertisement -

Shirka ayaa inta uu socday waxaa la iskaga xogg wareeysanayey xaaladdaha Amniga, Howlgalada xoreeynta deegaanada maqan iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacday degaanka Garileey ee gobolka Gedo halkaas  oo la sheegay in lagu dilay dad shacab ah.

Latest stories