HomeCaalamkaMadaxweyne Putin oo ku dhawaaqay Go'aan kasii careysiiyey Dowladda Ukraine

Madaxweyne Putin oo ku dhawaaqay Go’aan kasii careysiiyey Dowladda Ukraine

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Viladmir Putin ayaa wuxuu maanta si rasmi ah uu ugu dhawaaqay afar gobol oo dalka Ukraine dagaal uga qabsaday inuu dalkiisa ku darsaday. Arrintan oo daba socotay afti dadweyne uu Ruushka ka qaaday shacabka ku nool qaybo ka mid ah gobollada Luhansk, Dontesk, Kherson iyo Zaporizhzhia. Kyiv dhankeeda waxay sheegtay dhulka uu Ruushka dalkiisu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Viladmir Putin ayaa wuxuu maanta si rasmi ah uu ugu dhawaaqay afar gobol oo dalka Ukraine dagaal uga qabsaday inuu dalkiisa ku darsaday.

Arrintan oo daba socotay afti dadweyne uu Ruushka ka qaaday shacabka ku nool qaybo ka mid ah gobollada Luhansk, Dontesk, Kherson iyo Zaporizhzhia.

- Advertisement -

Kyiv dhankeeda waxay sheegtay dhulka uu Ruushka dalkiisu ku darsaday ay ka hari doonin oo ay dib u xoreyneyso.

Tallaabbada ay Moscow qaaddayna waxaa si weyn u cambaareeyey beesha caalamka oo ku tilmaamntay mid baalmarsan shuruucda caalamiga ah.

Dagaalka Ruushka iyo Ukraine u dhaxeeya oo socda in ka badan 10 bilood ayaa la rumeysan yahay kumannaan iney ku dhinteen malaayiinna ay ku barakaceen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts