HomeWararAskar ka tirsan Ciidanka Dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil...

Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Faah faahino ayaa laga helayaa Askar ka tirsan Ciidanka Nabadsugida dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday shil gaari, kadib markii u meel u dhow degmada Balcad uu gaari saarnaayeen Ciidankaas kula rogmaday. Gaari nooca Soomaalida u taqaano Tikniko oo ay saarnaayeen Ciidanka Nabadsugida ayaa mar qura rogmaday, xilli uu ku socday xawaare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino ayaa laga helayaa Askar ka tirsan Ciidanka Nabadsugida dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday shil gaari, kadib markii u meel u dhow degmada Balcad uu gaari saarnaayeen Ciidankaas kula rogmaday.

Gaari nooca Soomaalida u taqaano Tikniko oo ay saarnaayeen Ciidanka Nabadsugida ayaa mar qura rogmaday, xilli uu ku socday xawaare sare, waxaana Ciidankaas oo ka baxay Magaalada Muqdisho kusii jeedeen degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyey shan Askari oo kamid ah Ciidanka Nabadsugida dowladda  ayaa  ku dhintay shilka gaari, halka 8 kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kuwaasi oo durbadii loo soo qaaday Isbitaal ku yaalla Muqdisho, si xaaladdooda loogu dabiibo.

Askartan shilka gashay ayaa kusii jeeday degmada Balcad oo maalmihii la soo dhaafay uu saldhigtay taliyaha Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad, isagoo halkaasi ka wada abaabulka dagaalka ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-shabaab.

Saraakiil laamaha ammaanka ah ayaa warbaahinta u sheegay in wadaha gaariga oo si xowli ah u waday gaariga cabsi qarax darteed uu sababay inuu rogmado gaariga, taasoo keentay inuu wadadii uu ku socday mar qura qabo, isla markaana  uu rogmado.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts