HomeWararDowladda Federaalka oo ka hadashay howlgalkii saaka lagu qabsaday 9 deegaan

Dowladda Federaalka oo ka hadashay howlgalkii saaka lagu qabsaday 9 deegaan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saartay howlgal qorsheysan oo arroornimadii hore ee saaka Ciidanka xoogga dalka ay Al-shabaab ugala wareegeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Shabeellaha iyo Shabeellaha Dhexe. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda ayaa waxaa lagu sheegay in Al-shabaab laga qabsaday 9 deegaan oo ku jirto deegaanka Basra, kuwaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saartay howlgal qorsheysan oo arroornimadii hore ee saaka Ciidanka xoogga dalka ay Al-shabaab ugala wareegeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada Shabeellaha iyo Shabeellaha Dhexe.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda ayaa waxaa lagu sheegay in Al-shabaab laga qabsaday 9 deegaan oo ku jirto deegaanka Basra, kuwaasi oo dhammaantood ku teedsan wabiga Shabeelle, ayna ku sugnaayeen Al-shabaab.

- Advertisement -

Qoraalka Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in inta uu socday howlgalkii saaka dhacay Shabaab looga dilay tuulada Baqdaad 5 dagaalame, kadib markii iska horimaad uu dhexmaray labada dhinac, waa sida hadalka loo dhigay.

“Deegaanada la xoreeyay oo isku xira Gobalada Banaadir, Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe ayaa Al-shabaab waxa ay ku lahaayeen Maxkamad dadka ay uga qaadi jireen lacagaha ah iyo xarumo kale ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda Warfaafinta oo sheegin khasaaraha dhankooda kasoo gaaray howlgalka la fuliyey.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Dowladda soo saartay

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts