HomeWararDEG DEG: Taliye Farxaan Qaroole oo goor dhow Qarax xoogan lagu dilay

DEG DEG: Taliye Farxaan Qaroole oo goor dhow Qarax xoogan lagu dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno deegaanka Basra ee kala qeybiya Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in goor dhow halkaas uu ka dhacay qarax xoogan oo sababay dhimash iyo dhaawac oo lala eegtay gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa Haramcad. Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Basra ee kala qeybiya Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in goor dhow halkaas uu ka dhacay qarax xoogan oo sababay dhimash iyo dhaawac oo lala eegtay gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa Haramcad.

Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa uu qabsaday gaari uu saarnaa Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Faarax Maxamuud Qaroole, wuxuuna si gaar ah uga dhacay deegaanka Basra oo saaka Al-shabaab lagala wareegay.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa waxaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Farxaan Maxamuud Qaroole, sidoo kalena ay jiraan dhaawacyo soo gaaray Askar ka tirsan Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Haramacd.

La soco wixii kusoo kordha warkaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts