HomeWararDEG DEG: Qarax Is-miidaamin ah oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG: Qarax Is-miidaamin ah oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Jugta qarax xoogan ayaa dhowr iyo toban daqiiqo kahor laga maqlay qeybo badan oo kamid degmooyinka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan ee ee Nacnaca ee ku taalla degmada Wadajir. Warar hordhac oo la helayo ayaa sheegaya in qaraxa dhacay uu ahaa mid Is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jugta qarax xoogan ayaa dhowr iyo toban daqiiqo kahor laga maqlay qeybo badan oo kamid degmooyinka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan ee ee Nacnaca ee ku taalla degmada Wadajir.

Warar hordhac oo la helayo ayaa sheegaya in qaraxa dhacay uu ahaa mid Is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa, isla markaana uu isku dhex qarxiyey dhallinyaron farabadan oo dooneysay inay qortaan Askarnimo.

- Advertisement -

Gaadiidka gurmadka deg-dega ah ayaa kusoo qul-qulaya goobta uu qaraxu ka dhacay, sidoo kalena waxaa la maqlayaa rasaas xoogan oo ay furayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Federaalka ee halkaas ku sugan.

Illaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay afaafka hore Xerada Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan, in kastoo la sheegayo in qaraxa waxyeelo kasoo gaartay dhalinyaradii askarnimada qoraneysay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts