HomeWararSoomaaliga iyo Sucuudiga oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Soomaaliga iyo Sucuudiga oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New York Dhiggiisa Sacuudiga, Amiir Faisal bin Farhan bin Abdullah, oo ay ka wada qeybgalayaan shirka 77aad ee Jimciyadda quruumaha ka dhexeysa. Labada Wasiir ayaa kulankooda kaga hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New York Dhiggiisa Sacuudiga, Amiir Faisal bin Farhan bin Abdullah, oo ay ka wada qeybgalayaan shirka 77aad ee Jimciyadda quruumaha ka dhexeysa.

Labada Wasiir ayaa kulankooda kaga hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada xoolaha, kalluumeysiga, kordhinta isdhaafsiga ganacsiga, cunto yarida, abaaraha iyo howlaha Golaha Dowladaha dhaca Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

- Advertisement -

Labada wasiir ayaa caddeeyay qoto-dheerida xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyo labada dad ee walaalaha ah.

Latest stories