HomeWararCiidanka Xoogga oo Howlgallo Culus ka wada degaan ay la wareegeen

Ciidanka Xoogga oo Howlgallo Culus ka wada degaan ay la wareegeen

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Deegaanka Booco oo  shalay ay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ay ka saareen Al shabaab ayaa waxaa saakay ka bilowday howlgal lagu xaqiijinayo ammaanka magaaladda isla markaana lagu baadi goobayo dagaalamayaasha ka tirsan AL-Shabaab. Howlgalkaan oo uu horkacayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan ayaa wadajir waxaa u fulinayay Ciidamada Ururka 6 […]

- Advertisement -

Deegaanka Booco oo  shalay ay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ay ka saareen Al shabaab ayaa waxaa saakay ka bilowday howlgal lagu xaqiijinayo ammaanka magaaladda isla markaana lagu baadi goobayo dagaalamayaasha ka tirsan AL-Shabaab.

Howlgalkaan oo uu horkacayo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan ayaa wadajir waxaa u fulinayay Ciidamada Ururka 6 aad ee guutada 16 aad kumaandooska Danab iyo ururka 8 aad ee guutada 18aad ee Gor Gor Xooga Dalka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan ayaa Codsaday in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka deegaanka Booco oo muddo dhowr iyo tobon sanno ay gacanta ku hayeen dagaalamayaasha Al shabaab.

Deegaano Booco ayaa muhim u ahaa  Al shabaab waxaana ay ku lahaayeen, maxkamad iyo sido kale goobo la sheegay inay lacago uga qaadi jireen dadka, waxaana shalay si toos ah ulawareegay Ciidanka Xoogga dalka.

 

Latest stories