HomeWararWasiirka Arrimaha Dibadda oo Mareykanka Shir kaga qayb galay

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Mareykanka Shir kaga qayb galay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa  kaga qeybgalay Magaalada New York meertada 77aad ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa oo ay xubno ka yihiin 193 dowladood, iyadoo shir sanadeedkani halkudhiggiisu yahay “Xalka oo loo maro Wadajirka, Joogtaynta iyo Sayniska”. Shirka oo si rasmi ah u furmay maanta (19 September) ayaa looga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa  kaga qeybgalay Magaalada New York meertada 77aad ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa oo ay xubno ka yihiin 193 dowladood, iyadoo shir sanadeedkani halkudhiggiisu yahay “Xalka oo loo maro Wadajirka, Joogtaynta iyo Sayniska”.

Shirka oo si rasmi ah u furmay maanta (19 September) ayaa looga hadlayaa arrimo badan oo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga, shaqa la’aanta dhallinyarada iyo haweenka iyo door ka-siinta siyaasadda, isbeddelka cimilada, waxbarashada oo markaan mudnaan gaar ah la siiyey, dhaqaalaha, cunno yaraanta iyo arrimo badan oo kale oo muhiim ah. Shirkani wuxuu socon doonaa illaa 25 bishan.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale shirar doceedyo badan oo horay loo qorsheeyey Wasiirku la yeelan doonaa madax kale oo isugu jira wasiiro iyo madaxweynayaal ka kala yimid dowlado kala duwan oo ay ka wada hadli doonaan arrimaha muhiimadda u leh dalkeenna iyo waddamada aynu saaxiibada iyo dano wadaagga nahay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa kulan doceedyo la yeelan doona madax iyo wakiillo ururro caalami ah, heer qaaradeed iyo kuwa heer gobol ah oo uu kala hadli doono xiriirka dhinacyada badan iyo iskaashiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts