HomeWararImaaraadka Carabta oo Hirshabeelle u ballan qaaday taageero ku aaddan dagaalka AL-Shabaab

Imaaraadka Carabta oo Hirshabeelle u ballan qaaday taageero ku aaddan dagaalka AL-Shabaab

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya danjire Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa iska wareystay xaaladaha guud ee dalka gaar ahaan Arrimaha Hirshabeellle sida amniga, dardargalinta iyo taageerida howlgalada ka dhanka ah dagaalamaayaasha AL-Shabaab ah ee ka socda deegaannada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya danjire Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa iska wareystay xaaladaha guud ee dalka gaar ahaan Arrimaha Hirshabeellle sida amniga, dardargalinta iyo taageerida howlgalada ka dhanka ah dagaalamaayaasha AL-Shabaab ah ee ka socda deegaannada Hirshabeelle, dhibaatooyinka adag ee ka jira deegaanadii dhowaan laga AlShabaab, gurmadka abaaraha iyo sida Imaaraadka Carabta uu Hirshabeelle uga taageeri lahaa kor u qaadida mashaariicda Horumarinta.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay safiirka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta taageerada ay siiyaan Soomaaliya iyo sida ay Hirshabeelle uga taageeri lahaayeen howlaha muhiimka ah ee hortabinta u leh.

Latest stories