HomeWararOdeyaasha dhaqanka Galmudug iyo DFS oo isla gaaray go’aanno ka dhan ah...

Odeyaasha dhaqanka Galmudug iyo DFS oo isla gaaray go’aanno ka dhan ah dagaalka Al-Shabaab

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la yeeshay odeyaasha dhaqanka ee Galmudug isaga oo kala hadlay kaalintooda la xiriirta dib-u-heshiisiinta, xasilinta deegaannada laga saaray Alshabaab. Wasiirka waxaa uu iftiimiyey qorshayaasha Al-Shabaab ee ku aaddan Beelaha ay Odayaashu matalaaan, waxaana kulanku intuu uu […]

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la yeeshay odeyaasha dhaqanka ee Galmudug isaga oo kala hadlay kaalintooda la xiriirta dib-u-heshiisiinta, xasilinta deegaannada laga saaray Alshabaab.

Wasiirka waxaa uu iftiimiyey qorshayaasha Al-Shabaab ee ku aaddan Beelaha ay Odayaashu matalaaan, waxaana kulanku intuu uu socday diiradda lagu saaaray arrimodhowr ah oo ku aaddan dagaalka Al-Shabaab.

- Advertisement -

Wasiir Fiqi waxaa uu ku bogaadiyey beelaha kala duwan sida ay uga gadooodeen Alshabaab, isaga oo adkeeyey in gulufka hadda socda ee ka dhanka ah dagaalamayaasha AL-Shabaab uu gaaro meesha ugu dambeysa.

Wasiir Axmed Fiqi waxaa uu sheegay inuu jiro shirweyne ay isugu iman doonaan reer Hirshabelle iyo reer Galmudug kaas oo lagu qaban doonno Baladweyn ama Dhuusamareeb midkood, waxaa uuna odeyaasha ka dalbaday in ay kaalintooda ka qaataan arrimaha socda.

Latest stories