HomeWararMaxaa looga hadlay Kalfadhiga 5-aad kulankiisa 5-aad Baarlamaanka Galmudug?

Maxaa looga hadlay Kalfadhiga 5-aad kulankiisa 5-aad Baarlamaanka Galmudug?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa shir guddoominayey kulanka oo ay ku wehlisay Gudoomiye ku xigeenka labaad Faadumo Cabdi Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaay, 1-Bandhiga & Akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Ururada & Xisbiyada Siyaasadda ee Galmudug. 2-Akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabannan ee Doorashada Galmudug. Wasiirka Ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa shir guddoominayey kulanka oo ay ku wehlisay Gudoomiye ku xigeenka labaad Faadumo Cabdi

Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaay,

- Advertisement -

1-Bandhiga & Akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Ururada & Xisbiyada Siyaasadda ee Galmudug.

2-Akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabannan ee Doorashada Galmudug.

Wasiirka Ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka lawadaagay  ahmiyada uu uleeyahay Hindishe Sharciyeedka Arurada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee Galmudug, waxaana kala wareegay Guddiga Dastuurka Dib-u-hishiinta iyo Arimaha Gudaha Baarlamaanka Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxabannan ee Doorashada Galmudug ayaa aqrintii 1aad maray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts