HomeWararRa’iisul Wasaare Xamse Barre oo safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda u ambabaxay

Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda u ambabaxay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goor dhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoo kusii jeeda dalka Tunisia. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse ayaa magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tunisia uga qaybgali doona shirka caalamiga ee TICAD ee horumarinta qaaradda Africa, sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goor dhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoo kusii jeeda dalka Tunisia.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse ayaa magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tunisia uga qaybgali doona shirka caalamiga ee TICAD ee horumarinta qaaradda Africa, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Xafiiskiisa Warfaafinta.

- Advertisement -

Xamse Cabdi Barre ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Tunis waxaa uu kulamo duceedyo la qaadan doonaa qaar kamid ah Madaxda ka qeyb galeysa shirka horumarinta qaaradda Africa, isagoo kala hadli doona xoojinta arrimaha xiriirka.

Ra’iisul Wasaare Xamse Barre ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Federaalka, waxaana Garoonka kasii sagootiyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka.

Waa safarkii ugu horreeyay ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ugu baxay dalka dibaddiisa, tan iyo markii uu xilkaasi u magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts