HomeWararAL-Shabaab oo fagaare ku toogtay Shaqsiyaad ay ku eedeeyeen inay u shaqeynayeen...

AL-Shabaab oo fagaare ku toogtay Shaqsiyaad ay ku eedeeyeen inay u shaqeynayeen DFS iyo Maraykanka

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Sida laga soo xigtay warbaahinta kooxda Al-Shabaab, lix qof oo ay ku eedeeyeen inay u shaqeynayeen sirdoonnada Soomaaliya iyo Maraykanka ayay meel fagaare ah ku toogteen shalay galinkii dambe, deegaanka Kunya-Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya. Dacwad qaade ka tirsan Al-Shabaab ayaa sheegay in ragga la toogtay dhammaantood ay ku lug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida laga soo xigtay warbaahinta kooxda Al-Shabaab, lix qof oo ay ku eedeeyeen inay u shaqeynayeen sirdoonnada Soomaaliya iyo Maraykanka ayay meel fagaare ah ku toogteen shalay galinkii dambe, deegaanka Kunya-Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya.

Dacwad qaade ka tirsan Al-Shabaab ayaa sheegay in ragga la toogtay dhammaantood ay ku lug lahaayeen hawllo sirdoon oo horseeday, weerarro xagga cirka ah oo lagu qaaday saraakiil ka tirsan Al-Shabbaab.

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa sidan oo kale marrar badan meel fagaare ah ku toogatay, dad badan oo ay ku eedeeyeen inay la shaqaynayeen, sirdoonno ay ku sheegeen kuwa dawladda, iyo kuwo dallal kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts