HomeWararQaramada Midoobay oo War kasoo saartay weerarkii Al-shabaab ee Hotelka Xayaat

Qaramada Midoobay oo War kasoo saartay weerarkii Al-shabaab ee Hotelka Xayaat

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ku bilowday qaraxyada ee habeen kahor Al-shabaab ku qaaday Hotelka Xayaat ee ku yaalla wadada aada dhinaca Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Qoraal laga soo saaray Xafiiska UN-ka ee Muqdisho ayaa waxaa tacsi loogu diray ehelada dadkii ku dhintay weerarkii dhacay, iyagoona […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ku bilowday qaraxyada ee habeen kahor Al-shabaab ku qaaday Hotelka Xayaat ee ku yaalla wadada aada dhinaca Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Qoraal laga soo saaray Xafiiska UN-ka ee Muqdisho ayaa waxaa tacsi loogu diray ehelada dadkii ku dhintay weerarkii dhacay, iyagoona Caafimaad deg deg ah u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay qaraxyada oo xaaladdooda Caafimaad lagu diibayayo Isbitaalada.

- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay garab taagan tahay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda ee dagaalka ku jirta waxa loogu yeero argagixisada “Qaramada Midoobay waxay muujinaysaa garab taagnida dhammaan shacabka”.

In ka badan 25 ruux oo isugu jira shacab, siyaasiyiin, Odayaal dhaqan iyo Askar Ciidan ayaa ku dhintay weerarkii ka dhacay Hotelka Xayaat ee Magaalada Muqdisho, waxaana ku dhaawacmay sodameeyo ruux oo xaaladdiisa Caafimaad lagula tacaalayo Isbitaalada.

Dagaal qaatay 30 saacadood oo xiriir ah ayaa habeen hore illaa xalay ka socday gudaha Hotelka Xayaat, waxaana ku dhex-dagaalamayey raggii Al-shabaabka ka tirsanaa ee weerarka soo qaaday iyo Ciidanka dowladda gaar ahaan kuwa Haramcad iyo Alfa Group.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts