HomeWararMadaxweynaha Maamulka Puntland oo Maanta kusii jeeda Magaalada Qardho

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Maanta kusii jeeda Magaalada Qardho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland. Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Saciid Deni uu Magaalada Qardho kaga sii gudbi doono Magaalada Dhahar, waxaana ujeedkiisa uu yahay sidii uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo sabti ah waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Saciid Deni uu Magaalada Qardho kaga sii gudbi doono Magaalada Dhahar, waxaana ujeedkiisa uu yahay sidii uu kulamo kala duwan ula qaadan lahaa mas’uuliyiinta magaaladaas iyo qeybaha bulshada.

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa lagu wadaa in uu degmada Dhahar ka dhagax-dhigo mashaariic horumarineed sidoo kalena u kuur-galo xaaladda bulshada ku dhaqan magaalada Dhahar.

Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale la filayaa in uu la kulmo hoggaanka dhaqanka degmada Dhahar, isagoona kala hadli doona xaaladda guud ee deegaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira Magaalada iyo deegaanada hoostega.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts