HomeWararRa’iisul Wasaare Xamsa Barre oo War kasoo saaray geeridii Abwaan Hadraawi

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo War kasoo saaray geeridii Abwaan Hadraawi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre ayaa uga tacsiyeeyay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargeysa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Eebbe uga baryay Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, qoyskiisa iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre ayaa uga tacsiyeeyay qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargeysa.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Eebbe uga baryay Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, qoyskiisa iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan ka siiyo.

- Advertisement -

“Waxaan dhammaan Ehelka, Qaraabada, Bahda Fanka iyo Suugaanta iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida xannuunka badan ee ku timid Alle ha u naxariistee Abwaan Hadraawi.” Ayuu yiri Xamse.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in ummadda Soomaaliyeed ay weydey abwaan aqoon durugsan u lahaa Suugaanta, Dhaqanka iyo afka Soomaaliga, Isagoo Eebe u weydiiyey naxariista janno in uu ka waraabiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts