HomeWararBooliska oo gacanta kusoo dhigay Ninkii dilay Gabadhii ku baastay Imtixaankii Dowladda

Booliska oo gacanta kusoo dhigay Ninkii dilay Gabadhii ku baastay Imtixaankii Dowladda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay  Nin la sheegayn inuu habeen kahor dil u geystay  gabar lagu magacaabi jiray Hibo Qaasim oo kamid aheyd ardaydii ku baastay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare. Ciidamada Booliska ayaa howlgal saacado badan qaatay kadib gacanta kusoo dhigay Ninka dilka geystay oo lagu magacaabo Jeylaani, isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay  Nin la sheegayn inuu habeen kahor dil u geystay  gabar lagu magacaabi jiray Hibo Qaasim oo kamid aheyd ardaydii ku baastay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare.

Ciidamada Booliska ayaa howlgal saacado badan qaatay kadib gacanta kusoo dhigay Ninka dilka geystay oo lagu magacaabo Jeylaani, isla markaana muuqaal laga duubay ku qirtay inuu Hibo ku dilay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Ninka ay Booliska soo bandhigeen ayaa sheegay inuu doonayey in marxuumad Hibo Qaasim uu ka dhaco Telefoon gacanta ah oo ay wadatay, xilligaas, uuna ku dilay meel aad sidaas uga fogeyn hoygeeda, kadibna uu goobta si dhaqsi ah uga baxsaday.

Saraakiisha Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa intaas kusii daray in soo qabashada Ninka ay ka caawiyeen dadka degaanka Ceelasha Biyaha, iyagoona tilmaamay in Ninkaas sharciga la horgeyn doono.

Dilka gabadhan ardayada aheyd ayaa saacadihii la soo dhaafay qabsaday baraha bulshada, waxaana si weyn uga fal-celinayey dad farabadan oo aad uga xumaaday dhacdadan, Hibo ayaa dorraad u dabaal dagtay natiijada Imtixaanka dugsiga sare oo ay ku baastay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts