HomeWararWasiirka Cusub ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo kulan la qaatay madaxda shirkadaha...

Wasiirka Cusub ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo kulan la qaatay madaxda shirkadaha Isgaarsiinta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta xarunta wasaaradda waxa uu shir gaar ah kula yeeshay madaxda shirkadaha Isgaarsiinta Dalka, waxaana looga wada hadlay xoojinta iyo xiriirka Wadashaqeynta ee ka dhaxeeyso Wasaaradda iyo Shirkadaha Isgaarsiinta. Ugu horeyn Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa bogaadiyey shaqada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta xarunta wasaaradda waxa uu shir gaar ah kula yeeshay madaxda shirkadaha Isgaarsiinta Dalka, waxaana looga wada hadlay xoojinta iyo xiriirka Wadashaqeynta ee ka dhaxeeyso Wasaaradda iyo Shirkadaha Isgaarsiinta.

Ugu horeyn Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa bogaadiyey shaqada ay shirkaddaha Isgaarsiinta u hayaan Bulshada Soomalaaliyeed iyo sida ay hanti badan ugaliyeen dalka iyga oo qeyb weyn ka ah Kobaca Dhaqaalaha Dalka.

- Advertisement -

“Sida aan la socono adduunka Shirkaddaha Dalkasta leeyahay waa lagu faanaa, Wasaaradda waxa ay u shaqeysaa Ganacsatada Soomaaliyeed, waxaad u baahan tihiin in la xoojiyo Shuruucdii la idinku difaaci lahaa oo diyaar ah, duruufaha aad ku shaqeysaan, waa fahmayaa waxaana rajeenayaa in Tartanka Shirkaddaha uu noqdo mid hufan oo dan u ah Bulshada Soomaaliyeed ayuu yiri wasiir Jaamac.

Madaxda Shirkaddaha Isgaarsiinta ayaa ka mahadceliyey kulanka gaar ah ee ay la yeesheen wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, waxa ayna ballan qaadeen in ay si dhow u wada shaqeyndoonaan.

Sidoo kale Shirkaan waxaa qeyb ka ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Mudane Mudane Axmed Cismaan Diiriye, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdicasiis Duwane Isaaq iyo ku-xigeenka Maareeyaha Guud ee Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts