HomeWararCiidanka Dowladda oo degaanno Cusub kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka Dowladda oo degaanno Cusub kala wareegay Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saacadihii lasoo dhaafay Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda Ku dhex-maray degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan. Wararku waxaa ay sheegayaan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Ceellahele, kaddib dagaal kooban oo halkaasi ka dhacay. Dagaalka oo sida la sheegay ahaa mid culus ayaa ilaa iyo hadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saacadihii lasoo dhaafay Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda Ku dhex-maray degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Wararku waxaa ay sheegayaan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Ceellahele, kaddib dagaal kooban oo halkaasi ka dhacay.

- Advertisement -

Dagaalka oo sida la sheegay ahaa mid culus ayaa ilaa iyo hadda la ogayn khasaaraha ka dhashay, iyadoo Saraakiisha hor kacaysa dagaalkaasi aysan ka hadlin.

Howgallada iyo dagaalkaas ayaa waxaa qayb ka ah Xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan Maaamulka Hirsahbeelle iyo dowladda Federaalka Soomaaliya,kuwaasi oo dhawaanahaan ku sugnaa goobaha ay ka socdeen howgalladu.

Masuuliyiinta qaybta ka aha waxaa ka mid ah  Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo kamid ah Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Wasiirka gaadiidka iyo Duulista hawada dowlad goboleedka Hirshabelle Muuse Salaad Wehliye guddoomiyaha Gobolka Hiiraan’

- Advertisement -

Saraakiisha ciidanka dowladda ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ay dhanka Al-Shabaab ka dileen hal qof balse dhankooda ma aysan sheegin wax khasaare ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts