HomeWararDowladda Somalia iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Dowladda Somalia iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho, Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Kulanka ayaa la iskula soo hadal-qaaday xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee deriska ah ee saaxiibada ah uu ka dhexeeyo iyo dadaalka wadajirka ah ee lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho, Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.

Kulanka ayaa la iskula soo hadal-qaaday xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee deriska ah ee saaxiibada ah uu ka dhexeeyo iyo dadaalka wadajirka ah ee lagu sare qaadayo heerka isku-duwidda.

- Advertisement -

Wasiir Abshir Cumar Jaamac iyo Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan ayaa isku raacay in la joogteyo wadatashiga lagu xoojinayo dhammaan hababka iskaashiga ee dheef wadaagga leh ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan ayaa uga mahadceliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya soo dhaweynta uu Xafiiskiisa ugu sameeyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts