HomeWararMuuse Biixi oo Magacaabay Guddi kasoo tala-bixiya dhibaatadii dhawaan ka dhalatay Muddaharaadka

Muuse Biixi oo Magacaabay Guddi kasoo tala-bixiya dhibaatadii dhawaan ka dhalatay Muddaharaadka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay Guddi uu u igmaday inay kasoo tala bixiyaan hanaankii lagu xalin lahaa dhibaatadii ka dhalatay mudaaharaadyo ka dhacay qeybo kala duwan oo katirsan Somaliland. Qodobada guddiga loogga fadhiyo inay xal u helaan, waxaa kamida ah: -Soo ururinta sababihii keenay mudaaharaadyadii dhacay -Khasaarihii ka dhashey mudaaharaadka -Cidda eedda iska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay Guddi uu u igmaday inay kasoo tala bixiyaan hanaankii lagu xalin lahaa dhibaatadii ka dhalatay mudaaharaadyo ka dhacay qeybo kala duwan oo katirsan Somaliland.

Qodobada guddiga loogga fadhiyo inay xal u helaan, waxaa kamida ah:

- Advertisement -

-Soo ururinta sababihii keenay mudaaharaadyadii dhacay

-Khasaarihii ka dhashey mudaaharaadka

-Cidda eedda iska leh

- Advertisement -

Guddigan ayaa ka kooban shan xubnood, oo katirsan golaha wasiiradda Somaliland.

Dhismaha guddigan, ayuu Madaxweyne Muuse Biixi ogeysiiyey Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland iyo madaxweyne kuxigeenka Somaliland.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts