HomeWararMillatariga Soomaaliya oo sheegay in Al-Shabaab ay ka saareen degaanno ka tirsan...

Millatariga Soomaaliya oo sheegay in Al-Shabaab ay ka saareen degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Milatariga Soomaaliya, ayaa sheegay in muddo todobaad ah oo ay hawlgal ka wadeen waddada u dhaxeysa magaalooyinka Beledweyne iyo Matabaan, ee gobolka Hiiraan ay keentay in laga saaro Al-Shabaab saldhigyadii ay halkaasi ku lahaayeen. Al-Shabaab ayaa muddo ku siman afar billood fadhiyay goobo u dhaxeeya, Beledweyne iyo Matabaan, iyagoo halkaa gaadiidka uga qaadi jiray lacago […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milatariga Soomaaliya, ayaa sheegay in muddo todobaad ah oo ay hawlgal ka wadeen waddada u dhaxeysa magaalooyinka Beledweyne iyo Matabaan, ee gobolka Hiiraan ay keentay in laga saaro Al-Shabaab saldhigyadii ay halkaasi ku lahaayeen.

Al-Shabaab ayaa muddo ku siman afar billood fadhiyay goobo u dhaxeeya, Beledweyne iyo Matabaan, iyagoo halkaa gaadiidka uga qaadi jiray lacago badan.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada Lugta ee Milatariga Soomaaliya, Janaraal Maxamed Tahliil Biixi, oo ku sugan jiidda dagaalka ee gobolka Hiiraan, ayaa BBC-da u sheegay, in todobo ciidamadooda ah ay ku dhinteen dagaalka, isla markaana ay jiraan dhawaacyo soo gaaray qaar kamid ah askarta.

Janaraal Biixi ayaa waxa kale oo uu sheegay in khasaare ballaaran ay gaarsiiyeen ururka Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa waxa kaloo laga saaray deegaanno hoos yimaadda degmada Maxaas ee isla gobolka Hiiraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts