HomeWararMaxay tahay Guusha lama filaanka ah ee Ilhan Cumar ay gaartay?

Maxay tahay Guusha lama filaanka ah ee Ilhan Cumar ay gaartay?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska ee baarlamaanka Maraykanka ayaa codad kooban uga adkaatay Don Samuels oo kula tartamayay doorashada isreereebka ee xisbiga Dimuqraadiga. Ilhaan Cumar waxay heshay boqolkiiba 50.5 codadkii la dhiibtay halka Don Samuels uu helay 48.2. Doorashadan ayaa aheyd mid si weyn loo hadal hayay isla markaana lagu tilmaami karo tii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska ee baarlamaanka Maraykanka ayaa codad kooban uga adkaatay Don Samuels oo kula tartamayay doorashada isreereebka ee xisbiga Dimuqraadiga.

Ilhaan Cumar waxay heshay boqolkiiba 50.5 codadkii la dhiibtay halka Don Samuels uu helay 48.2.

- Advertisement -

Doorashadan ayaa aheyd mid si weyn loo hadal hayay isla markaana lagu tilmaami karo tii ugu adkeyd, sida uu kusoo warramayo weriye Siyaad Saciid Saalax.

Waxay ka dhigan tahay in Ilhaan Cumar ay xisbiga Dimuqraadiga uga qeybgeli doonta doorashada Mareykanka ka dhaceysa bisha November.

Ilhaan ayaa haatan ku fadhidaa kursiga degmada shanaad ee aqalka koongareeska ee Minnesota.

- Advertisement -

Ilhaan Cumar ayaa barta Twitter-ka ku sheegtay in guusha ay weyn u tahay dadka ku nool degmada ay matasho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts