HomeWararQarax lagu dilay Guddoomiyihii Marka oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Qarax lagu dilay Guddoomiyihii Marka oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose, waxaana la helayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan qaraxasi. Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Qaraxu uu ahaa Ismiidamin, waxaana lagu weeraray xarunta degmada looga arrimiyo, xili ay ku sugnaayeen Mas’uuliyiinta Magaalada. Wararku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose, waxaana la helayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan qaraxasi.

Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Qaraxu uu ahaa Ismiidamin, waxaana lagu weeraray xarunta degmada looga arrimiyo, xili ay ku sugnaayeen Mas’uuliyiinta Magaalada.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in Qaraxaasi uu ku dhintay Guddoomiyihii Degmada Marka Cabdulaahi Waafoow.

Sidoo kale waxaa qaraxaasi ku dhintay 11 qof oo kale, kuwaasi oo isugu jira Askar iyo dad shacab ah, waxaana jira dhaawacyo kale oo intaas ka badan.

Xaaladda Magaalada ayaa hadda ah mid aad u kacsan, waxaana billowday howgallo ay sameynayaan Ciidanka ammaanka.

- Advertisement -

Sidoo kale wararku waxaa ay intaa ku darayaan in khasaaruhu uu intaa ka badan yahay, maaddama qaraxu uu ahaa mid aad u xooggan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts