HomeWararMustafe Cagjar oo si kulul uga hadlay dagaalka ay kula jiraan  Al-Shabaab

Mustafe Cagjar oo si kulul uga hadlay dagaalka ay kula jiraan  Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa xaalad deggenaan ah ay ka jirtaa saaka deegaanka Laas-qurun oo u dhow degmada Feer-Feer ee gobolka Shabeelle, halkaas oo shalay uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Liyuu boolis iyo  Al-Shabaab. Dagaalkaas ayaa dhacay kaddib markii sida la sheegay ay ciidamada Liyuu boolisku dagaal ku qaadeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo kasoo tallaabay dhinaca Soomaaliya. Laamaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa xaalad deggenaan ah ay ka jirtaa saaka deegaanka Laas-qurun oo u dhow degmada Feer-Feer ee gobolka Shabeelle, halkaas oo shalay uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Liyuu boolis iyo  Al-Shabaab.

Dagaalkaas ayaa dhacay kaddib markii sida la sheegay ay ciidamada Liyuu boolisku dagaal ku qaadeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo kasoo tallaabay dhinaca Soomaaliya.

- Advertisement -

Laamaha ammaanka ee deegaanka ayaa sheegay in ay guul ka gaareen dagaalkaas isla markaana ay dib u riixeen oo ay xadka dhaafiyeen Al-Shabaabkii gudaha deegaanka soo galay.

Dadka ku nool aagga ay wax ka dhaceen ayaa ciidamada gaarka ah ee Liyuu boolis ku soo dhoweeyay halkaas, mana jirto cid shacab ah oo ilaa iyo hadda la sheegay in dagaallada ay wax ku noqotay.

Sidoo kale, waxaa jira warar sheegaya inay jiraan labo qof oo ah maxaabiis Al-Shabaab ah oo laga soo qabtay aagaggii uu dagaalku ka dhacay ee gobolka Afdheer, gaar ahaan degmada Qooxle.

- Advertisement -

Sida ay wararku sheegayaan maxaabiistaas waxaa la geeyay magaalada Godey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts